Isku xirrada

Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Somalia ayaa maanta dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho, kadib markii muddo toddobaad ah uu ku maqnaa dalka Turkiga oo la-taliyeyaashiisu ay sheegeen inuu arrimo caafimaad u tagay dalkaas.

Warbixin dhameystiran oo arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG