Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanad guuradii todobaad ee VOA Somali:


VOA Logo
VOA Logo
Laanta Af Soomaaliga ee VOA oo haatan Todoba Sanadood laga joogo markii ay si toos ah hawada u soo gashay February 12, 2007 dii ayaa mudadaasi ay jirtay ku talaabsatay horumar la taban karo, iyadoo VOA ay dhegayste yaasheeda ka haqab tirto wararka Soomaaliya, kuwa Qaaradda Africa iyo guud ahaan caalamka oo dhan,

VOA waxay marwalba dhegayste yaasha u soo gudbisaa warar iyo warbixino iskugu jira Maqal iyo Muuqaal iyo weliba Qoraalo iyo Sawirro aad ka daalacataan bogga VOASomali.com.

Haddaba warbixin gaar ah oo ka hadlaysa sanad guurada todobaad ee VOA Somalia oo ay soo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan hoos ka dhegayso.


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:39:03 0:00
XS
SM
MD
LG