Isku xirrada

War Deg-Deg ah

San Diego oo Biyaha Badda Macaanaynaysa


Degmada San Diego ee gobolka California ayaa wadda qorshe lagu macaaneynayo biyaha badda. Qorshahan ayaa soo socday muddo 12 sano ah, waxana la filayaa in shaqadu dhamaato sanadka 2016ka.

Mashruucan oo laga hirgalinayo magaalada Carlsbad ee Countiga San Diego ayaa filaysa in dhaqaalaheedu uu kori doono marka mashruucan la dhameystiro.

Haddaba baahida markii horeba keentay in mashruucan la hirgaliyo ayaan waxa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka weydiiyey Cabdikariim Maxamuud Xaaji Xasan oo ka mid ah maamulka Shabakadda Wardheernews, kuna sugan magaalada San Diego ee gobolka California.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00
XS
SM
MD
LG