Isku xirrada

Ciyaartii Super Bowl-ka oo Caawa Dhacaysa


Habeenka caawa ah ee xiliga Maraykanka waxa foodda isdaraya labada kooxood ee Seattle Seahawks iyo Denver Broncos oo ka soo kala jeeda gobolka galbeedka dalkak ku yaalla ee Washington iyo gobolka Denver.

Ciyaartan oo xiiso gaar ah leh, ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Maxamuud Mascadde oo arrimaha ciyaaraha ka faaloodda.

XS
SM
MD
LG