Isku xirrada

Obama oo Jeediyey Khudbaddiisii Sannadlaha


Madaxweynaha Maraykanka ayaa jeediyey khudbadiisii sanadlaha ahayd ee State of the Union ee uu kaga hadlayey xaaladda dalka Maraykanka, isaga oo ka hadlay arrimaha dhaqaalaha, shaqo abuurka, iyo arrimaha dibadda.

Wariyaha VOAda Da'ud Aweys ayaa warbixin khudbadaas ku saabsan inooga diyaariyey. Waxa iyaguna khudbadaas falanqeeyey Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo bare ka ah Jaamacadda Minnesota iyo Prof. Liibaan Cabdullaahi Cigaal oo bare ka ah Jaamacadda Goerge Mason.

Warbixinta iyo falanqeynta hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG