Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Qurbe: Guurka Qurbaha


Barnaamijka Qurbe ee todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa guurka qurbaha.

Barnaamijka ayaa ka hadli doonaa waayaha kala duwan iyo duruufta ku xeeran guurka qurbaha.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qayb qaadanaya khubaro iyo dad waaya aragtinimo u leh arrinatn, waxaan soo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso barnaamijka oo dhamaystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:48 0:00
XS
SM
MD
LG