Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siisi oo Loo Ogolaaday Tartanka Madaxtinimada Masar


General Cabdifataax Sisi
General Cabdifataax Sisi
Golaha sare ee Miltariga dalka Masar ayaa isku raacay in Taliyaha Ciidamada Masar Gen. Cabdifataax Siisii uu isku soo sharaxo tartanka doorashada madaxtinimada ee dalkaasi.

Gen. Siisi ayaa sidoo kale waxa uu haya xilka wasaaradda gaashaandhigga
Sida dastuurku dhigayo waa inuu horta iska casilo xilalka uu hayo kadibna uu ka qayb galo tartanka doorashada isaga oo rayid ah.

Dhinaca kalena madaxweynaha Ku meel gaarkaah ee dalka Masar Cadli Mnasuur ayaa maanta soo saaray xeer lagu dalacsiinayo General Siisi oo loo dallacsiiyay darajada Milatariga ugu sarraysa ee Marshaal.

Faahfahinta warkan ka dhegayso qaybta hoosee ee boggan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00
XS
SM
MD
LG