Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Ku Biirista Ethiopia ee AMISOM


Ciidanka Ethiopia - itoobiya
Ciidanka Ethiopia - itoobiya
Barnaamijka Faaqidaadda Todoobaadka waxaan ku eegeynaa go’aanka ciidamada Ethiopia ay kaga mid noqdeen ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya Ismail Mohamed Hurre Buubaa oo horey wasiir uga soo noqdey Somalia, Ismail Aden Diriye oo ah aqoonyahan arrimaha Somalia oo jooga magaalada London iyo aqoonyahan Ahmed Mohamed Ali Kheyre oo shahaadada PHD ee dhanka qaanuunka ka diyaarinaya Jaamacadda BirkBeck, University of London ee magaalada London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:37:01 0:00
XS
SM
MD
LG