Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabdho ka Shaqeeya Naqshadeynta Dharka Asturka


Dalkan maraykanka oo ay ku nool yihiin dumar badan oo muslimiin ah oo ka kala yimi dunida daafaheeda ayaan badanaa helin dhar casri ah oo ay ku xaragoodaan isla markaana asturan oo ay ku qariyaan Jidhkooda.

Hadaba gabdho soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa bilaabay qaabaynta dharka asturan oo qaab casri ah loo tolo Sahra Ciidle Nuur aya khadka telephone ka kula xidhiidhay Muna Khaliif oo ka mid ah labada dumar ah ee soo sara dharkaasi.

Halka hoose ka dhageyso:

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:21 0:00
XS
SM
MD
LG