Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: General Cali Xaashi Baraale


Barnaamijka wicitaanka dhageystaha, oo aan todobaadkan ku soo qaadanay doorka ciidamada shisheeye ee Somalia jooga ay ka qaadan karaan soo celinta iyo xasilinta dalka,ayaa waxaa marti ku ah General Cali Xaashi Baraale, oo inta uu barnaamijka socdana su'aalo uga jawaabi doona qaar ka mid ah dhageystayaasheena oo meelo kala duwan oo dunida ah jooga.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso;

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:44 0:00
XS
SM
MD
LG