Isku xirrada

Wareysi: Ra'iisul Wasaarihii Hore Saacid



Idaacadda VOAda ayaa Wareysi gaar ah la yeelatay Ra’iisul Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Wareysigan oo aan la yeelaney wax yar kadib markii uu xilka wareejiyey, ayaa waxa uu Ra'isul wasaarahii hore uu kaga hadlay, dareenkiisa, waxyaabihii u soo qabsoomay dowladdiisii dhacday, aragtidiisa ku aadan wax qabad la'aanta lagu riday xukumadiisa, siyaasadda Somalia iyo waxa hor yaala Ra'isul Wasaaraha cusub ee isaga bedelaya.

Wareysiga Ra'isul Wasaaraha qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG