Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal ka Dhacay Agagaarka Garbahaaray


Dagaalo cusub ayaa kasoo cusboonaaday agagaarka magaalada Garbahaaray ee xarunta gobolka Gedo. Dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeya ururka Aslhabab oo dhinac ah iyo ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlusunna wal jamaaca ee dhinaca kale ah.

Wariyeheena Mukhtar Maxamed Catoosh ayaa warkan Muqdisho ka soo diray.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:15 0:00
XS
SM
MD
LG