Isku xirrada

War Deg-Deg ah

London: Tiyaatar Facweyn oo Dumay


Tiyaatar qadiim ah oo ku yaala magaalada London ayaa xalay ku dumay dad tiro badan oo ruwaayad ku daawanayay halkaasi oo ay ku dhaawacmeen in ka badan 80 qof oo qaarkood dhaawacoodu halis ahaa lana geeyay cusbitaalada , tiyaatarkan xalay dumay ayaa la sheegay in la dhisay 1901 kii,

Haddaba shilkaasi waxaa VOA uga warramay wariye Maxamed Maxamuud Dhoore oo ku sugan magalada London.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00
XS
SM
MD
LG