Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Magacaabista Ra'isul Wasaaraha Cusub


Barnaamijka wicitaanka dhageystaha ee todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa caqabada horyaala Ra'isul Wasaaraha cusub ee la magacaabay ee Somalia, iyo howsha hortaala.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Aaden Jangali, oo ah aqoonyahan arimaha Somalia wax ka qora horyna u soo noqday Madaxii Bangigii horumarinta ee Somalia ee dowladdii dhexe ee burburtay.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:20:46 0:00
XS
SM
MD
LG