Isku xirrada

Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Hiddaha iyo Dhaqanka


Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" waxa marti noogu ah Khadra Kaliil oo ah madaxa ururka SOCSA, waxayna ka hadleysaa muhimadda hiddaha iyo dhaqanka Soomalida.

Barnaamijka waxa kale oo aad ku maqli doontaan warbixino kale oo xiiso badan.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG