Isku xirrada

Martida: Guddoomiyaha Bangiga Dhexe

  • Abdulaziz Osman

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya

Barnaamijka Martida Mikrofoonka toddobaadkan waxa marti ku ah Bashiir Ciise Cali oo ah guddoomiyaha cusub ee KMG ah ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.

Guddoomiye Bashiir wuxuu ka hadlayaa iscasilaaddii guddoomiyihii hore ee bangiga Yusur Abraar, shaqada bangiga dhexe iyo waliba musuqmaasuqa lagu eedeeyo hay'addaha dowladda Soomaaliya.


XS
SM
MD
LG