Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Soomaaliya


Barnaamijka Faaqidaadda waxa aan todobaadkan ku eegeynaa khilaafkaadka soo noqnoqda ee dhexmara madaxweynayaashii iyo ra'iisul-wasaarayaashii Soomaaliya oo uu ugu danbeeyey kii talada looga qaaday Ra'iisul wasaare Saacid.

Barnaamijka waxaa isku soo duway soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan, isagoo idilna halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:15 0:00
XS
SM
MD
LG