Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Queen Elizabeth oo Qaabishay Danjiraha Somalia


Boqoradda Britain,Queen Elizabeth.
Boqoradda Britain,Queen Elizabeth.
Boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoontey danjiraha Somalia u fadhiya Britain Abdullahi Mohamed Ali Sanbalolshe.

Danjire Sanbaloolshe ayaa noqonaya diblomaasigii ugu horeeyey ee Soomaaliya ay ku yeelato Britain muddo 23 sanno ka dib.

Munaasabada uu danjiraha waraaqihiisa aqoonsi looga guddoomey ayaa ka dhacdey qasriga boqortooyada ee Buckingham Palace ee magaalada London.

Danbjire Sanbalooshe, ayaa ka dib kulanka Boqoradda Britain waxa uu la hadlay Sahra Ciidle oo ka tiran VOA. Wareysiga oo dhanna halan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00
XS
SM
MD
LG