Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jeddah: Dad Soomaali ah oo Dib loo Celinayo


Dalka Sucuudiga waxaa ka socda hawlaha dib loogu soo dhoofinayo dadka Somaalida ah ee sharci darada ku joogay, hadaba si aan wax uga ogaano, xaaladda ay ku suganyihiin dadka Soomaalid ah ee sugaya in dib loo celiyo iyo duruufaha ay ku suganyihiin waxaanu waraysi la yeelanay “ku simaha qunsulka guud ee Somalia u jooga magaalada Jeddah Daahir Axmed Weheliye, Warayaheena Xuseen Barre ayaa ugu horrayn waydiiyay xaaladda dadkaasi.

Tarxiilka Sucuudiga - 5:22
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00
XS
SM
MD
LG