Isku xirrada

Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Dowladda


Madaxweyne Xassan iyo Ra'iisul-wasaare Saacid

Madaxweyne Xassan iyo Ra'iisul-wasaare Saacid

Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex-taagan madaxweynaha iyo ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berrito la filayaa inay ka bilaabato dood ku saabsan mooshin ka dhan ah RW Saacid.

Haddaba dhageyso barnaamijka Faaqidaadda oo arrimahaasi ku saabsan, waxaana magaalada Muqdisho ku soo diyaariyay weriyaha VOA Axmed Xasan Colaad.

XS
SM
MD
LG