Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidan Booliis oo lagu Tababary Dhuusamareeb


Askar ka tirsan ciidanka booliiska oo tiradoodu gaareyso 60 askari ayaa tababar soconayey 45 maalmood loogu soo xiray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.

Ciidankan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee tababar lagu siiyo gobolka Galguduud ilaa wixii ka dambeeyey burburkii dawladdii Somalia.
XS
SM
MD
LG