Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliiska Kenya oo la Baarayo


Dawladda Kenya ayaa bilowday mashruuc raad-raac iyo baarintaan lagu sameeynayo dhamaan ciidamada booliiska dalkaas.

Madaxa Guddiga adeegga booliiska Kenya Johnson Kavulundi, ayaa shaaca ka qaaday in qorshahan uu diiradda saari doono dhiiranaanta saraakiisha iyo aqoontooda si hawlahooda ay si cadaaladi ku jirto ugu gutaan.

Warbixin amuurtaasi ku saabsan oo uu noo soo diray wariyaha VOA ee gobolka woqooyi bari ee Kenya Maxamed Faarax Shire, halkan hoose ka dhageyso.

Warbixinta Booliiska Kenya - 4:24
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00
XS
SM
MD
LG