Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iran oo Heshiis la Gashay Quwadaha Dunida


Wada xaajoodayaal kala matalaya Iran iyo Quwada ugu tunka roon dunida ayaa heshiis ka gaaray talaabooyinka ugu horeeya ee qorshe lagu hakinayo barnaamijka hubka Nuklearka ee Iran, isla markaana ka dabcinaya Iran cunaqabateynta dhaqaale ee saaran.

Heshiiskan ayaa yimid, ka dib wada xaajoodyo heerkoodu sareeyay oo la isu noq noqday, oo muddo afar maalmood ah ka socday magaalada Geneva ee xarunta dalka Switzerland, wada xaajooyadaas oo soo dhamaaday goor hore oo Axadii maanta ah.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa isna ka hadlay heshiiskan.

Warbixino iyo falanqeyn ku saabsan heshiiskan halka hoose ka dhageyso.


Dhageyo Warbinada iyo Falanqeynta heshiiska Iran - 17:37
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:36 0:00
XS
SM
MD
LG