Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kay oo ka Hadlay Doorashada Puntland


Nicholas Kay
Nicholas Kay
Ergayga xogahayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay oo maalmahii la soo dhaafay booqasho ku joogay Puntland ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay qaabka uu u socdo u diyaargarowga doorashadu.

Shir jaraa’id oo gabagabdii booqashadiisa uu ku qabtay magaalada Boosaaso Nicholas Kay uu uga hadlay booqashdiisan oo ahayd mid uu ugu kuurgalayay diyaargarwga doorasahada madaxtinimada Puntland oo lagu wado in la qabto bisha Janaury ee sanadka soo socda.

Nicholas Kay ayaa sheegay in Qaramada Midoobay xafiikseeda Somalia ay aad u danaynaynaan doorashao lagu wada qanco inay ka dhacdo Puntland.

Kay ayaa tilmaamay in loo baahanyahay in si taxadir leh loo soo dhiso guudida turxaanbixinta oo qaabilsan xalinta khilaafaadka.

Waxa kale oo uu tilmaamay in loo baahanyahay in haweenka kuraas laga siiyo baarlamaanka Puntland.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Warbixinta Booqashada Kay ee Puntland - 3:17
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00
XS
SM
MD
LG