Isku xirrada

Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Cudurada Faafa


Waa Go'aankaaga

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo cudurada faafa.

Waxaana Barnaamijka todobaadkan marti u ah Dr.Cabaas Xaaji Cabdullaahi Fiqow oo ku taqasusey cafimaadka guud kana howgala magaladda Muqdisho.

Barnaamijka oo dhameeystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG