Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha #189


Waa qeybtii 3aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo todobaadkan aan idiinku soo gudbin doonno taxane ku saabsan dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu dhex-marto.

Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.

Dhaqanka iyo Hiddaha #189 - 10:09
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:07 0:00
XS
SM
MD
LG