Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo Mar kale ka Dhacay Shabeellada Hoose


Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in mar kale uu dagaal ku dhexmarey degaanka nambar konton, ciidamo iska soo horjeeda oo daacad u ah dowladda Somalia, kaas oo ay ku dhinteen sagaal qof.

Dagaal shaley labada dhinac dhexmarey ayaa waxaa ku dhintey dad badan, waxaana muuqata inay fashilmeen dadaalo la doonayey in labada dhinac lagu dhexdhexaadiyo.

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Cabdi Faarax Shirdoon , ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaaladaasi socda. Magaalada Muqdisho waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA, Mukhtar Mohamed Atosh.

Dagaalka No. 50 - 5:11
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00
XS
SM
MD
LG