Isku xirrada

Somaliland oo ka Qeybqaadaneysa Gargaarka Duufaanta


Xukuumadda Somaliland ayaa goordhowayd sheegtay inay ka qayb-qaadanayso Gargaar bini'aadanimo oo loo fidiyo dadkii ay baro-kiciyeen roobabkii dabaylaha watay ee ka da'ay Puntland, sidoo kalena waxay tacsi u direen ehelada dadkii ku dhintay roobabkaas dabaylaha watay ee kor u dhaafaya boqolka qof, warkan waxaa Hargeisa ka soo diray weriyaheena Ismaaciil Xuseen Farjar.


XS
SM
MD
LG