Isku xirrada

Hargeysa iyo Dhibaatada Xadhkaha Korontada


Magaalada Hargeysa waxaa xilligan ku soo badanaya dhismayaasha casriga ah hase ahaatee waxaa halis badan ku haya magaalada xadhkaha laydhka oo bil walba geysta khasaare nafeed, guryo gubta iyo weliba bilic xumo.

Magaalada ayaa waxaa ka bilaabmay qorshe ballaadhan oo xadhkahaas dhulka hoostiisa lagu marinayo, weriyaheenna magaalada Hargeisa Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa warbixintan ku eegaya Hargeisa iyo dhibta kala haystada xadhkahaas.

Warbixinta oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG