Isku xirrada

Guushii 2aad ee Soomaalida Maraykanka


Ahmed M. Hassan

Ahmed M. Hassan

Kadib guushii doorashada Golayaasha Degaanka ee Minneapolis uu ka gaadhay Cabdi Warsame oo noqdya ninkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee ku guulaysta jagadaas dawladeed ayay soo baxday inuu jiro nin labaad oo Soomali ah oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Xasan oo isna jagadaasi oo kale ku guulaystay magaalo yar oo lagu magacabao Clarkston oo ku talala Gobolka Goergia.

Waraysi gaar ah oo uu siiyay laanta af soomaaliga ee VOA ayuu faahfahin kaga bixiyay guusha uu ka soo hooyay doorashada .

Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan .

XS
SM
MD
LG