Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Jubbooyinka oo lasoo Gabagabeeyey


Shirkii Jubbooyinka
Shirkii Jubbooyinka
Madaxweynaha Somalia, Hassan Sheikh Mohamud ayaa si rasmi ah maanta u soo xirey wejigii 1aad ee shirka dib u heshiisiinta beelaha gobollada Jubbooyinka ee ka socdey magaalada Muqdisho.

Shirkaasi oo ay ka soo qeybgaleen ku dhowaad 200 oo ergo ayaa beelahay waxay kaga doodayeen sidii nabad waarta looga dhalin lahaa gobollada Jubbooyinka , qarameynta maliishiyaad beeleedka iyo qaabka maamul loo wada dhan yahay loogu sameyn lahaa goboladaasi.

Wufuud caalami ah, ayaa iyaguna ka qeybgaley xafladda xiritaanka shirka.
Magaalada Muqdisho waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Hassan Kafi Abdirahman Qoyste..

Gababada Jirka Jubbooyinka - 12:49
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:49 0:00
XS
SM
MD
LG