Isku xirrada

Minnesota: Cabdi Warsame oo Guuleystay


Abdi Warsame

Abdi Warsame

Cabdi Warsame oo ah mid ka mid ah Soomaalidii ka tartamaysay doorashooyinka gobolka Minnesota ayaa ku guuleystay xilka Golaha Deegaanka ee magaalada Minneapolis, gaar ahaan degmada 6aad.

Mr. Warsame ayaa ka guuleystay Robert Liligram oo xilkaas soo hayey 12kii sano ee u dambeeyey.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG