Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka oo Furmay


The old Port of Mogadishu, Somalia seen from a Ugandan base at the former Uruba Hotel. Somalia has been without a functioning government since 1991.
The old Port of Mogadishu, Somalia seen from a Ugandan base at the former Uruba Hotel. Somalia has been without a functioning government since 1991.
Waxa maanta Muqdisho ka furmay shir loogu talo galay dib-u-heshiisiinta dadka wada dega gobolada Jubbooyinka, kaas oo lagu wado inuu socdo saddex maalmood.

Warbixin iyo wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

Shirka Muqdisho ee Jubbooyinka - 9:40
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:39 0:00
XS
SM
MD
LG