Isku xirrada

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waa qeybtii ugu horeysey ee taxane looga hadlayo dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu dhex-marto.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.


XS
SM
MD
LG