Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabdho Soomaali ah oo u Jihaad Tagay Syria


Idaacadda VOA ayaa wareysi la yeelatay aabaha labo gabdhood oo walaalo ah oo Soomali ah ayaa oo ka tagay Norway, una socdaalay Turkiga si ay uga qeyb qaataan dagaalka ka socda Syria. Gabdhahan ayaa da'doodu kala tahay 16 iyo 19 sano jir.

Aabaha dhalay labada gabdhood oo lagu magacaabo Saadiq C/laahi ayaa Idaacadda VOA la hadlay isagoo jooga dalka Turkey, wuxuuna ka hadlayaa safarka labadiisa gabdhood ee dalka Syria.

Wareysi gaar ah oo arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:08 0:00
XS
SM
MD
LG