Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sirdoonka Norway oo ka Hadlay Xasan Dhuxulow


Hay’adda Sirdoonka Gudaha ee dalka Norway ayaa markii ugu horeysay ka hadashay nin dhalashada dalkaas haysta oo asalkiisu dalka Somalia ka soo jeedo, kaas oo ku lug lahaa weerarkii ka dhacay suuqa Westgate ee magaalada Nairobi.

Marie Benedicte Bioernland oo ah Madaxa Sirdoonka Norway ayaa Arbacadii shalay wakaaladda wararka ee AP u sheegtay in hay’adeedu ay aqoon u lahayd ninka la tuhmay, isla markaana ay isku dayeen in ay ku qanciyaan in ninkaasi uuna ku biirin kooxaha Jihaad doonka ah.

Warbixintii wakaaladda wararka ee AP ay arrintan ka qortay waxa inoo soo koobaya Maxamed Cabdi Sandhere.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:34 0:00
XS
SM
MD
LG