Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Matxaf Soomaali ah oo laga Furay Minnesota


Magaalada Minneaplis ee Gobolka Minnesota waxaa maanta si rasmi ah looga furayaa matxafkii ugu weynaa Waqooyiga Ameerika ee ay lagu kaydiyo agabka dhaqnaka iyo taraiikhda Soomaaliya ka turjumaya. Matxafkan waxaa yaalla in ka badan 700 agabyo taariikhi ah, waxaana soo ururiyey Cusmaan Maxamed Cali “Gurey”.

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ee Minneapolis ayaan kula xidhiidhay Cusmaan Maxamed Cali “Gurey”, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey waxa ku dhaliyey inuu unko matxafkan.

Wareysiga hoosta ka dhageyso.


please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00
XS
SM
MD
LG