Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad ka Taagan Degmada Hobyo


Degmada Hobyo ee gobolka Mudug waxaa ka taagan xiisad kadib markii halkaasi ay tageen ciidamo iska soo horjeeda oo ka kala socda maamullada Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb. Labada dhinac ayaa isku haysta maamullida Hobyo oo ay ku taallo deked.

Warar ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka kala socda labadan maamul ay gudaha u galeen Hobyo, waxaana jirta cabsi ku aadan dagaal halkaasi ka dhaca.

Odoyaasha iyo siyaasiyiin kasoo kale jeeda labada dhinac ayaa ku baaqay in xiisaddan la qaboojiyo lagana hortago colaad halkaasi ka dhacda.

Qeybta hoose ka dhageyso wareysi la xiriira arrintaasi.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00
XS
SM
MD
LG