Isku xirrada

Filim Laga Sameeyay Burcad-badeedda Somalia


Berrito waxaa adduunka laga daawan doonaa filim ka soo baxaya Xarunta ugu caansa Filimada Adduunka ee Hollywood, filimkan waxca uu ku saabsan yahay qiso sanandkii 2009-ka dhexmartay budh-cad badeed Soomaali ah iyo barmaaxayala Maraykan ah kaidb makrii la afduubay markaabka Maerska Alabama. Filimka waxaa dadka ku jira ka midah Jilayaal Soomaali ah. Haaruun Macruuf ayaa la xiriiray laba ka mid ah. warbixintan ayuuna noooga diyaariyey.

Hoosta ka dhageyso:

XS
SM
MD
LG