Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska Maalinta Dadka Aragga La’a


Daraasad cusub oo laga sameeyey dadka indhaha la' ayaa lagu sheegay inay dhan yihiin 120 kun oo qof guud ahaan Soomaaliya, iyadoo sannadkii walba ay dadkaasi ku biirayaan 12 kun oo qof oo hor leh.

Daraasaddan ayaa laga sheegay kulan ka dhacay Hargeysa oo dadka ka soo qaybgalay ay isaga kala yimaadeen degaanno Soomaalida iyo weliba dhakhaatiir indhaha ah oo isugu jira Soomaali iyo ajnebi.

Daraasaddan waxaa kale oo lagu sheegay in cudurada indho la’aanta keena boqolkiiba siddeetan (80%) wax laga qaban karo.

Warbixin ku saabsan kulanka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00
XS
SM
MD
LG