Isku xirrada

Martida Mikrofanka: Cabdullahi Calas Jimcale


Ugu yaraan 111 muhaajiriin African ah ayaa dhawaan ku dhintey, 25o kalena weli waa la la’yahay, 150 ka mid ahna waa la soo badbaadiyay, ka dib markii dooni siday Muhaajiriin 500 gaareysa uu dab qabsaday, ka dibna ay ku degtay xeebaha koonfurta talyaaniga ee Jaziiradda Lembadusa.

Barnaamijkeena Martida Makaroofanka ee aan arintaa kaga hadleyno waxaa marti ku ah Cabdullahi Calas Jimcaale oo horey uga tirsanaa u doodayaasha xuquuqda Aadanaha, kuna suggan Jaziiraada Malta.

XS
SM
MD
LG