Isku xirrada

Cathorine Ashton oo Dalka Masar Booqatay


Madaxa Siyaasadda Dibadda ee Midowga Yurub Cathorine Ashton ayaa gaartay magaalada Qaahira ee xarunta Masar si ay waanwaan uga dhex dhaliso xukuumadda KMG ee uu taageero ciidanku iyo ururka Ikhwaanul muslimiinka.

Wariyaha VOAda Xuseen Saxnuuni ayaa sharxaya wixii ilaa hadda u qabsoomay.

XS
SM
MD
LG