Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku Saabsan Hashim Yonis


Iyadoo ay fartu ku godan tahay dhalinyarada Soomaalida ee Gobolka Minneasota ayaa haddana dhinaca kale waxaa jira xubno ka mid ah dhalinyarada oo horumar ka sameeyey bulshada dhexdeeda tusaalena u noqon kara dhalinyaro badan.

Dhalinyaradaasi waxaa ka mid ah Haashim Yoonis oo u tartamaya mid ka mid ah xafiisyada ay dadweynuhu sida tooska ah usoo doortaan.

Haaruun Macruuf oo tagay magaalada Minneapolis ayaa la kulmay Haashim oo dhexmaraya xaafadaha una ololaynaya in la soo doorto.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00
XS
SM
MD
LG