Isku xirrada

Barnaamij Gaar ah: Weerarada Dhinaca Internetka


Xiliyadii dambe waxa dunida kusoo badanayey weerarka dhinaca internetka ah ee ay isku qaadaan dalalka iyo shirkadaha dunidu, si ay u kala helaan macluumaad aad u faa’iido badan.

Barnaamij gaar ah oo arrintaas ka hadlaya waxa inoo haya Maxamed Cabdi Sandhere.

XS
SM
MD
LG