Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo la Kulmay Bulshada Ohio


Madaxwaynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmahanba booqasho ku joogay Maraykanka ayaa gaadhay magaalada Columbus ee gobolka Ohio oo ay degen yihiin Somali tiro badan.Madaxwaynaha ayaa kulamo la yeeshay Jaaliyada Somalida ee gobolka degen.

Falastine Axmed Iimaan aya khadka telephone ka kula xidhiidhay Cabdi Kaafi Yuusuf Aden oo ah wariyaha VOA da ee gobolka Ohio, waxaanu uga waramay socdaalka madaxwaynaha ee gobolkaasi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00
XS
SM
MD
LG