Isku xirrada

Galkacyo: Dad loo Qabqabtay Arrimo Amni


Ciidamada ammaanka Puntland oo maalmahanba hawl galo ka waday magaalada Gaalkacyo ayaa dad badan oo ay masuuliyiintu ku tilmaamen kuwo dhinaca amniga khatar ku ah iyo tahriibeyaal xabsiga u taxaabay.

Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telephone ka kula xidhiidhay Gudoomiye ku xigeenka gobolka mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur waxaanay ugu horayn waydiisay ujeedada dadkaasi loo soo qab qabtay iyo dambiyada lagu eedeeyay.
XS
SM
MD
LG