Isku xirrada

Wicitaanka: Dr. Cali Saciid Fiqi


Shir looga hadlayo qaabkii Somaliga looga taageeri lahaa dib u dhiska iyo soo celinta nabadda iyo kala dambeynta ayaa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Brussels ee dalka Builjimka.

Shirkaasi oo ay ka qeyb galayaan Madaxweynaha Dowladda Somalia iyo madaxda gobolada Somalia oo ay ku jirto Puntland.

Waxaa shirka ka maqan oo aan weli gaarin wax erga ah ama wakiilo ah oo ka socda Somaliland, oo horey u sheegtay in shirkaasi uusan quseyn.

barnamijkeena wicitaanka dhageystaha ayaa ku saabsan shirkaasi beri furmaya waxaa inoo heysa Sahra Cabdi Axmed, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG