Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan Dadweyne oo VOA ay ku Qabatay Muqdisho


Idaacadda VOA ayaa Kulankii Dadweyne ee ugu horreeyey ku qabatay magaalada Muqdishu, waxaana halku dhegga kulankan dadweyne u ahaa “Askaraynta Craruurta”. VOA waxay hore kulamo noocan ah ugu soo qabatay magaalooyinka Hargeysa iyo London.

Kulanka oo uu marti ku ahaa Ra'isul wasaaraha Somalia Cabdi Farax Shirdoon Saacid ayaa waxaa lagu marti qaaday qaar ka mid ah dhalinyarada wax ka barata jaamacadaha muqdisho.
warbixinta kulankaasi halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00
XS
SM
MD
LG