Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Khudbaddii Madaxweyne B. Obama


Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay inuu ka codsaday Congresska inay dib u dhigaan codayntii loo qaadayay weerarka maraykanku doonayay in Syria lagu qaado.

Madaxweyne Obama oo khudbad dhinaca tilifishanka ah u jeediyay shacbka Maraykanka, ayaa khudbaddaasi uga hadlay mawqifka dawladdiisa ee ku aaddan hubka kiimikada ah ee lagu eedeeyay maamulka Syria inuu u adeegsaday dad rayid ah.

Khudbadan ayaa ahayd mid si weyn ay u wada sugayeen dadweynaha Maraykanka, waxaanay ku soo beegantay iyada oo maamulka Syria ay ogolaadeen in qorshaha uu soo bandhigay Ruushka kaasi oo dhigaya in Syria hubka kiimikada ay ku wareejiso beesha caalamka.

Xuseen Barre Aden ayaa inoo soo koobaya khudbadda Madaxweyne Obama .


please wait

No media source currently available

0:00 0:13:16 0:00
XS
SM
MD
LG