Isku xirrada

Wareysi: Milkiilaha Village Restaurant


Axmed Jaamac Maxamed oo ah milkiilaha Village Restaurant ee shalay la qarxiyey ayaa sheegay in uuna joojin doonin shaqada uu ka hayo magaalada Muqdisho, dibna u dayac tiri doono maqaakhayadii ka burburtay.


Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG